Puntland oo shuruud ku xirtay ka qayb galka shirka uu ku baaqay Farmaajo

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa sheegay in shirka uu Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha Caalamka. Wasiirka ayaa ku baaqay in Beesha Caalamku diyaariso shir ku saabsan Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, kaasoo dhexmara dhinacyada siyaasadd dalka. Dhinaca kale, War qoraal ah oo fiidnimadii Talaadada ka soo baxay … Continue reading Puntland oo shuruud ku xirtay ka qayb galka shirka uu ku baaqay Farmaajo